• Civil Service Commission
صَفَر 5 1442

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Ka Qeyb-galay Soo Dhaweynta 20-Arday Oo Ka mid ah Shaqaaladaha Dawladda Oo Qalin Jabiyay Jaamacada Shaqaalaha Dalka Ethiopia.

Waxaa wax lagufarxo ah in maalinba maalinta kadanbaysa aynu kusoo siqayno dhinaca toganee ah in guul laga gaadho habaynta iyo tayayntaa qoonta Shaqaalaheena qiimaha iyo kaalinta waynugujira horumarinta qarankeena curdinka ah ee aan weli aqoonsi helin laakiin ah qaar iskutashada oo ay kago’antahay inay mar uunarkaan S/land oo ah dal la aqoonsan yahay.

Waxaa wax lagufarxo ah in maalinba maalinta kadanbaysa aynu kusoo siqayno dhinaca toganee ah in guul laga gaadho habaynta iyo tayayntaa qoonta Shaqaalaheena qiimaha iyo kaalinta waynugujira horumarinta qarankeena curdinka ah ee aan weli aqoonsi helin laakiin ah qaar iskutashada oo ay kago’antahay inay mar uunarkaan S/land oo ah dal la aqoonsan yahay.

Maanta waxa karaamo iyo sharafwayn noo ahaa in aan soodhowayno oo xaflad u samayno 23 Xubnood oo ShaqaalahaDawlada ah oo 4 ka mid ahi hablo yihiin oo Aqoontaheerka labaad( Masters Degree) kasoo qalanjebiyay Jaamacada Shaqaalaha Dalka Itoobiya ,shaqaalahan oo Deeq Waxbarasho Hay’adda Shaqaalaha Dawladu iyadoo Kaashanaysa Machadka shaqaalaha Dawlada S/Land ay Labo Sanno kahor ugu dirtay Dalka Itoobiya ayaa dhowaan kusoo laabtay iyagoo ah geesiyaal qalin kasoo maalay oo ka gaadhay inay u xuubsiibtaan Aqoonyahan dalku usoo qalabeeyay.

Xafladan soo dhowaynta ah waxa nagalasoo qaybgalay Madaxwayne ku Xigeenka JSL Mudane Cabdiraxmaan Cabdullaahi Ismaaciil Saylici iyo wasiirada wasaaradaha ay ka tirsanaayeen shaqaalani iyo Gudoomiyaha Banka jsl,aqoonta ay aqoonyahan kani soo qaateen ayaa dadaal ku kordhin doonta shaqada wasaaradaha iyo Hayadaha ay ka tirsanaayeen waxaanan u rajaynaya guul iyo horumar ka wadankaoo ay kaqayb qaataan.

Dhinaca kalena waxaanu dabagal kusamayn doonaa wasaaradaha iyo Hay’adaha ay katirsanaayeen in ay kaalin iyo fursad ay burhaantooda, aqoontooda iyo cilmigooda kusoo bandhigi karaan ay siiyaan.

Waxaan u mahadcelinayaa Madaxwayne Ku xigeenka oo waqtigiisa soo siiyay si uu kelmad dhiirigelin ah iyo dar daaran ugu jeediy oaqoon yahan kaasi la mid ah waxaan halkan uga mahadcelinayaa masuulyiinta kasoo qayb galay iyo Dhalinyaradaas oo aanleeyahay waxaad tihiin qaniimad dalkani tacabgeliyay waana idinla dadaalaynaa ilaa aad noqotaan qaar dadkooda iyo dalkooda wax wayn kusoo kordhiya oo horumar la taabankaro u horseeda. Guul iyo Gobonimo

Leave Your Comments

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Copyright 2020, Civil Service Commission