Waxa maanta ka qabsoomay hudheelka Grand Haddi ee Magaalada Hargeysa shirka Guddida Farsamo ee Dib u Habaynta Shaqaalaha Dawladda oo bishiiba mar la isugu yimaaddo

November 15, 2020
Waxa maanta ka qabsoomay hudheelka Grand Haddi ee Magaalada Hargeysa shirka Guddida Farsamo ee Dib u Habaynta Shaqaalaha Dawladda oo bishiiba mar la isugu yimaaddo. Guddida oo ka kooban Agaasimayaasha Guud ee qaar ka mid ah Wasaaradaha dalka ayaa waxa lagaga wada hadlaa arrimaha khuseeya dib u habaynta shaqaalaha dawladda iyo arrimaha la xidhiidha. Shirkan
Read More

AGAASIMAHA CUSUB EE HAY’ADDA SHAQAALAHA DAWLADDA AYAA KULAN IS BARASHO LA QAATAY SHAQAALAHA HAY’ADDAHargeysa (CSC)

November 15, 2020
AGAASIMAHA CUSUB EE HAY’ADDA SHAQAALAHA DAWLADDA AYAA KULAN IS BARASHO LA QAATAY SHAQAALAHA HAY’ADDAHargeysa (CSC) – Agaasimaha Cusub ee Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Mudane Maxamed Geeddi Caynaanshe ayaa kulan is barasho iyo is xog-waraysi ah la qaatay shaqaalaha hay’adda. Kulanka oo ka qabsoomay Hoolka Mac-hadka Shaqaalaha Dawladda ayaa waxa ka soo qeyb-galay agaasime-waaxeedyada, madax-qeybeedyadda, Xubnaha Mashruuca
Read More

Xisbiga Mucaaradka Ah Ee UCID Ayaa Billad-Sharaf Gudoonsiiyay Gudoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda.

August 31, 2020
Hargaysa:( CSC)- Xisbiga mucaaradka Somaliland ee UCID,ayaa manta waxay billad gudoonsiiyeen Gudoomiyaha Haay’adda Shaqaalaha Dawladda,Farxaan Aaddan Haybe.Munaasibad kooban oo ka qabsoomtay Xafiiska Gudoomiyaha,ayaa waxay saraakiisha Xisbigu sheegeen inay arrintani ka dhalatay qiimayn uu Xisbigu ku sameeyay Masuuliyiinta Xukuumadda,isla-markaasna uu Banrnaamijkani soo jiray tan iyo sannadkii 2004-tii,Barnaamijkaas oo lagu magacaabo UCID AWARD,kaas oo ay doonayaan in
Read More

Gudoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Ayaa Ballan-qaaday In La’Joogtayn Doono Tababaradda Dhinaca Luuqadaha Ee La Siinayo Shaqaalaha Dawladda.

August 30, 2020
Gudoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Ayaa Ballan-qaaday In La’Joogtayn Doono Tababaradda Dhinaca Luuqadaha Ee La Siinayo Shaqaalaha Dawladda. Hargaysa: (CSC)-Gudoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Somailand,Farxaan Aaddan Haybe,ayaa maanta ka qeyb-galay kullan u qabsoomay qaabka fogaan-aragga ah ee loo yaqaano (Virtual Meeting)  oo ay  kasoo qeyb-galeen Xubno ka tirsan Mac-hadka Dawladda ee CSI,kuwaas oo dhamaystay Tababarka Tababarayaasha ee
Read More

shirkii saddex-billaha ahaa ee Guddida Wasiirrada ee Haga Barnaamijka dib u habaynta shaqaalaha dawladda oo ka dhacay Baraar Hotel ee magaalada Hargeysa.

August 13, 2020
Waxa shalay qabsoomay shirkii saddex-billaha ahaa ee Guddida Wasiirrada ee Haga Barnaamijka dib u habaynta shaqaalaha dawladda oo ka dhacay Baraar Hotel ee magaalada Hargeysa. Kulankaas waxa ka soo qaybgalay Wasiirka Wasaaradda Shaqo Gelinta, Arirmaha Bulshada iyo Qoyska, ahna Guddoomiyaha Guddida, Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka iyo Horumainta, Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda, Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda,
Read More

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Ka Qeyb-galay Soo Dhaweynta 20-Arday Oo Ka mid ah Shaqaaladaha Dawladda Oo Qalin Jabiyay Jaamacada Shaqaalaha Dalka Ethiopia.

July 17, 2020
Waxaa wax lagufarxo ah in maalinba maalinta kadanbaysa aynu kusoo siqayno dhinaca toganee ah in guul laga gaadho habaynta iyo tayayntaa qoonta Shaqaalaheena qiimaha iyo kaalinta waynugujira horumarinta qarankeena curdinka ah ee aan weli aqoonsi helin laakiin ah qaar iskutashada oo ay kago’antahay inay mar uunarkaan S/land oo ah dal la aqoonsan yahay. Waxaa wax
Read More